Monday, June 29, 2020

Barnaamij gaar ah: Waddadii xorriyadda ee Soomaaliya (Qeybta labaad)

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey. Qaybtii labaad ee barnamijyadaasi taxanaha ah ayaa waxaan ku eegaynaa xornimada gobollada Waqooyi iyo Kkoonfur iyo Midowgooda. Barnaamijyadan waxa soo diyaarisay oo inoo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.    

from VOA https://ift.tt/2NGCLug
via IFTTT

No comments:

Post a Comment