Thursday, June 25, 2020

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya oo beenisay in la beddelay Danjire Yamamoto

Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya ayaa beenisay in la beddelay Ambassador Donald Yamamoto. Af-hayeen u hadlay safaaradda ayaa VOA u sheegay in Ambassador Yamamoto uu weli yahay safiirka Maraykanka ee Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/3ib6qtA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment