Saturday, June 27, 2020

Xaliima Yarey: Doorashadu waqtigeeda kuma qabsoomi karto

Guddoomiyaha Guddiga Maxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo maanta khudbad la sugaayay ka jeedisay fadhi uu lahaa baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hadashay doorashada la filayo in ay ka qabsoonto Soomaaliya.

from VOA https://ift.tt/384IRxI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment