Monday, June 29, 2020

Puntland oo ka hortimid xeerar uu ansixiyey Golaha Shacabka

Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan in sharciga doorashooyinka ee xilligan jira lagu geli karo doorasho qof iyo cod ah, waxayan sidoo kale hor-yimaadeen go'aankii golaha shacabka ku ansixiyey kuraasta aqalka sare ee matalaadda Gobolka Banaadir.

from VOA https://ift.tt/3ieIFkk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment