Tuesday, June 30, 2020

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 3-aad)

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey. Qaybtii 3-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay kadib xornimadii taariikhdii dalka iyo wixii dhacay intii u dhaxeysay 1969-kii illaa 1990-kii. Barnaamijyadan waxa soo diyaarisay oo inoo soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.        

from VOA https://ift.tt/38gvdIc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment