Tuesday, June 30, 2020

Dhaqaalaha Kenya oo hoos udhac weyn uu ku yimid

Dhaqaalaha dalka Kenya ayaa meel hoose tagay markii ugu horreysay muddo ku dhow 30 sano sida ay sheegeyso hay'adda lacagta adduunka ee IMF.

from VOA https://ift.tt/3dF8W7S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment