Sunday, June 28, 2020

Madasha Xisbiyada oo ku baaqay in Guddiga Doorashooyinku ay iscasilaan

Warsaxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa looga hadlay hadal-jeedintii baarlamaanka ee Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka, hadalkaas oo ay Madashu ku sheegtay mid xanbaarsanaa muddo kordhin loo sameeyo hogaanka dalka.

from VOA https://ift.tt/2NBh8LF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment