Friday, June 26, 2020

Faaqidaadda: Qoondada haweenka ee baarlamanka Soomaaliya

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay qoondada haweenka ee 30% ah, taasi oo dhowaan uu ansixiyey baarlamanka Soomaaliya. Waxaa magaalada Boosaaso ay nooga soo dirtay wariyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac.      

from VOA https://ift.tt/3i3jHUX
via IFTTT

No comments:

Post a Comment