Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dheer oo uu ka jeediyey xuska 26-ka June, waxa uu kusoo hadal qaaday wadahadallada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Somaliland dib ugu billowday. from VOA https://ift.tt/2NsuYQC via IFTTT
No comments:
Post a Comment