Wednesday, June 24, 2020

Dood ka taagan tirada kuraasta gobolka Banaadir laga siinayo Aqalka Sare

Dood adag ayaa ka taagan tirada ay tahay in gobolka Banaadir laga siiyo kuraasta Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, oo hadda gobolka uusan wax matalaad ah ku lahayn.

from VOA https://ift.tt/2VdpBJs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment