Sunday, June 28, 2020

Waddadii Xorriyadda ee Gobollada Soomaalida

Dhegayateyaal sida aad la socotaanba 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ugu horreysay ee dhul Soomaaliyeed uu xorriyad ka qaato gumeystihii. Hadaba, Laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xilligii gumaysiga iyo 60-kii sano ee ka dambaysay.

from VOA https://ift.tt/2ZbhVbG
via IFTTT

No comments:

Post a Comment