Saturday, June 27, 2020

Dagaal khasaaro gaystay oo ka dhacay Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa sheegaya in 24-kii saac ee la soo dhaafay uu laba malayshiyo beeleed dagaal ku dhex maray deegaannada Xanan Buure iyo Qalan Qalle ee gobolka Galgaduud

from VOA https://ift.tt/2Vp1cjW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment