Tuesday, June 30, 2020

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda Masar iyo Itoobiya

Wasiirka arrimaha dibedda Masar ayaa ku booriyey Golaha Ammaanka QM inuu ogolaado qaraar awood u siinaya caalamka inay xalliyaan khilaafka dalkiisa kala dhaxeeya Itoobiya ee salka ku haya biyo-xireenka ay Addis-Ababa ka sameyneyso webiga Nile.

from VOA https://ift.tt/31pRjqa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment