Saturday, June 27, 2020

8 qof oo ku dhaawacantay dagaal ka dhacay Sanaag

8 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhaawacmeen dagaal maalintii shalay dhex maray  labo malayshiyo beeleed oo wada deggan deegaanka Cawsame oo ka tirsan degamada Dhahar ee Gobolka Sanaag.

from VOA https://ift.tt/2AeI5C0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment