Saturday, June 27, 2020

Barnaamijka Martida Mikrofoonka

Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Axmed Daahir Cilmi Gudoomiyaha Maktabadda Qaranka Somaliland una ololeeya arrimaha bulshada. Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.  

from VOA https://ift.tt/3g3wdln
via IFTTT

No comments:

Post a Comment