Friday, June 26, 2020

Aragtida dhallinyarada Hargeysa ee wada-hadallada dowladda federaalka iyo Somaliland

Xuska maalmaha xorriyadda Soomaaliya ayaa sanadkan kusoo aaday ayada oo ay dib u billowdeen wada-hadalladii ka dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo Somaliland. Wada-hadallada oo toddobaadkii tegay ka dhacay Jabuuti ayaa waxaa lagu gaaray heshiis horudhac ah oo ka kooban dhowr qodob, ayada oo guddi farsamo oo la sameeyeyna ay wada-hadallada sii wadi doonaan. Weriyaha VOA ee Hargeysa Sagal Mustafa ayaa waxa ay makarafoonka la dhex-qaadday qaar ka tirsan dhalinyarada ku dhaqan magaalada Hargeysa oo ay weydiisay aragtidooda ku aaddan wadahadallada labada dhinac iyo qodobka isku-socodka iyo is-dhex-galka bulshada labada dhinac ee lagu heshiiyey.  

from VOA https://ift.tt/3i68OSk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment