Senator Ayuub Ismaaciil oo ka mid ahaa guddiga wadajirka ee labada Aqal, ayaa ka horyimid qoraal kasoo baxay guddoomiye Cabdi Xaashi, oo uu ku sheegay in wax laga beddelay sharcigii doorashooyinka ee ay guddiga soo gudbiyeen.
from VOA https://ift.tt/3fTIWab
via IFTTT
No comments:
Post a Comment