Wednesday, June 10, 2020

Maxaa xiga baaqa Aqalka Sare iyo jawaabta maamul goboleedyada?

Agaasimaha Machadka Heritage Cabdirashiid Khaliif ayaa ka hadlay baaqa Aqalka Sare ee ku baaqaya kulan dhex mara madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada, soo dhoweynta maamul goboleedyada iyo waxa xiga.

from VOA https://ift.tt/37iSuZc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment