Thursday, June 11, 2020

UK: Dibadbaxyo caddaalad loogu raadinayo Shukri Cabdi

Dibad-baxyada ka socda London ee lagu diidan yahay cunsuriyadda iyo dilkii askarigii Maraykanka ahaa uu u gaystay George Floyd ayaa waxaa kusoo biiray dad Soomaaliyeed oo iyaguna caddaalad u doonaya Shukri Cabdi.

from VOA https://ift.tt/3hjk1OQ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment