Dowladda Sudan ayaa ku howlan sidii ay wada-hadal uga dhex billaabi lahayd dalalka Masar iyo Ethiopia oo uu ka dhaxeeyo muran salka ku haya webiga Nile ee saddexdan dalba dhex-mara. from VOA https://ift.tt/2MOHdGA via IFTTT
No comments:
Post a Comment