Sunday, July 5, 2020

Al-Shabaab oo sheegatay dilka xildhibaan ka tirsanaa Hirshabelle

Maleyshiyada ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay dileen xildhibaan ka tirsan maamul goboleedka Hirshabeelle. Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu la socday baabuur uu ka soo raacay magaalada Jawhar, isaga oo ku socday magaalada Muqdishu

from VOA https://ift.tt/2C3dWGe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment