Wednesday, July 1, 2020

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 4-aad)

Sida aad la socotaanba, 60 sano ayaa ka soo wareegtay markii ay Soomaaliya xorriyadda qaadatay. Hadaba laanta Af-Somaliga ee VOA waxay idiin diyaarisay barnaamijyo taxane ah, oo aanu ku eegayno xiligii gumaysiga iyo ilaa 60-ka sano ee ka dambeeyey. Qaybtii 4-aad ee barnamijyadaasi taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay xaaladda dalka Soomaaliya kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1990-kii. Waxaa barnaamijka isku soo agaasintay Sahra Ciidle, waxaana qeybta Muqdisho kusoo diyaariyey Xasan Kaafi Qoyste.    

from VOA https://ift.tt/3gewnXi
via IFTTT

No comments:

Post a Comment