Thursday, July 2, 2020

Barnaamij gaar ah: Xuska 60 guuradii xorriyadda Soomaaliya (Qeybtii 5-aad)

Qaybta 5-aad ee barnamijyada taxanaha ah, ayaa waxa ay ku saabsan tahay marxaladihii ay soo mareen gobollada waqooyi ama Somaliland, kadib markii dowladdii militari ay burburtay 1991-kii

from VOA https://ift.tt/3giDCNW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment