Barnaamijka Martida Mikrafoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay khilaafaadka siyaasadeed eek u gedaaman doorashooyinka Soomaaliya. Barnaamijka waxaa marti ku ah Maxamed Mursal Saney oo ah Agaasime Ku-xigeenka Machadka Heritage ee fadhigiisu yahay Muqdisho. Barnaamijka waxaa soo saaray halkanna ka soo jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.
from VOA https://ift.tt/3gpLcWV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment