Shir lagu dhamaynayay colaado beeleed oo labadii sano ee lasoo dhaafay ka taagnaa gobolka Mudug, ayaa lagu so geba-gebeeyay degmada Galdogob iyadoo heshiis ay gaareen beelihii colaadda u dhexeysay. Shirka oo ay hormuud ka ahaayeen hogaanka dhaqanka iyo qeybaha ayaa lagu kala qaatay magta 26 qof oo ku dhintay dagaalkii u dhexeeyay beelaha. Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa qodobadii agu heshiiyay iyo waxyaabihii shirkaasi kasoo baxay ka waraystay wasiirka warshadaha ee Puntland, Cabdullaahi Cabdi Xersi.
from VOA https://ift.tt/2BKGhkT
via IFTTT
Monday, July 6, 2020
Colaado beeleed laba sano ka taagnaa Mudug oo heshiis laga gaaray
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment