Saturday, July 4, 2020

COVID-19 oo Saameeyey Dabbaaldegyadii Maalinta Xorriyadda Mareykanka

Maamulka Trump ayaa qorsheynaya munaasabad ballaaran oo lagu xusayo Maalinta Xornimada Mareykanka ee Afarta July taasi oo galabta oo Sabti ah lagu qabanayo magaalada caasimadda ah ee Washington, inkasta oo magaaladu ay ka walaacsan tahay cudurka safmarka ah ee COVID-19.

from VOA https://ift.tt/2YZgWMJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment