Wednesday, July 1, 2020

Deni oo taageeray mowqifka baarlamanka Puntland ee matalaadda Muqdisho

Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in uu taageersan yahay go'aankii golaha baarlamaanka ee maamulka Puntland uu ka qaatay arrimaha doorashada Soomaaliya iyo matalaadda magaalada Muqdisho.

from VOA https://ift.tt/2Zo1kSc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment