Friday, July 3, 2020

Ganacsiga Soomaalida Kenya oo hoos u dhacay

Ganacsiga Soomaalida ee Kenya ayaa markii hore ku tiirsanaa macaamiishooda oo ka kala imaan jiray gobollada kala duwan ee Kenya iyo sidoo kale wadamada dariska waxaana hoos u dhigay xayiraadaha loo soo rogay cudurka COVID-19.

from VOA https://ift.tt/3eYjJeD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment