Garaad Cabdirisaaq: Waa in colaadda Horufadhi degdeg loo joojiyaa
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka tirsan duqeyda dhaqanka ee Buuhoodle ayaa waxa uu ku baaqay in si dhaqsa ah loo joojiyo colaad ka jirta deegaanka Horufadhi ee hoostagta degmada Buuhoodle.
No comments:
Post a Comment