Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa sii daayey gudoomiyihii hore ee degmada Cabdicasiis Cusmaan Muxidiin Cali Cariif oo ka mid ahaa dad banaabax ka dhigayey magaalada Muqdisho. from VOA https://ift.tt/2NVYM8o via IFTTT
No comments:
Post a Comment