Friday, July 3, 2020

Maxamed Maxamud Cige Bussi oo maanta lagu aasay Hargeysa

Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyey magaalada Hargeysa Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Maxamud Cige Bussi oo ka mida ah hobolladii waaberi imikana ahaa ku xigeenka agaasimaha dhaqanka ee Wasaraadda Warfaafinta Somaliland kaasi oo xalay ku geeriyooday Hargeysa.

from VOA https://ift.tt/3ipn2xD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment