Taiwan iyo Somaliland ayaa dhowaan shaaciyey xiriir diblumaasiyadeed oo labada dhinac u bilowdey, ka dib markii ay wufuud ka kala socota labada dhinac yeesheen kulamo kala duwan. Haddaba, muxuu ka dhigan yahay xiriirkan diblumaasiyadeed ee dhexmaraya Somaliland iyo Taiwan? Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa arrimahan ka wareystay Wasiirka Arrimaha dibadda ee Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu ugu horeyn weydiiyey inuu sharraxo nooca uu yahay xidhiidhka ay labada dhinac sameysteen.
from VOA https://ift.tt/2NSIZr0
via IFTTT
Sunday, July 5, 2020
Muxuu yahay xiriirka diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan?
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment