Inkasta oo xaaladda dalka Ethiopia ay u muuqato mid deggen, hadana qalalaasihii dhowrkii maalmood ee tagay ka dhacay dalkaasi ayaa saamayn dhaqaale ku yeeshay nolosha Soomaali badan oo ku nool Jabuuti, Somaliland iyo Dowlad deegaanka Soomaalida.
from VOA https://ift.tt/3f0k68K
via IFTTT
No comments:
Post a Comment