Sunday, July 5, 2020

Sidee lagu xallin karaa muranka ka taagan biya-xireenka wabiga Nile?

Dowladda Masar ayaa sheegtay in aan wali heshiis laga gaarin xiisadda Wabiga Nile xilli ay dib u bilowdeen wadahadal u dhaxeeya Sudan, Masar iyo Ethoipia.

from VOA https://ift.tt/38y587l
via IFTTT

No comments:

Post a Comment