Thursday, July 2, 2020

Turkey: Dood ka taagan isku day Hagia Sophia looga dhigayo Masjid

Maxkamad ku taalla Turkiga ayaa dhageystay kiis lagu doonayo in madxafka la dhisay qaranigii lixaad ee Hagia Sophia dib looga dhigo Masjid, waxaana ay go'aanka ku dhowaaqi doontaa 15 sano gudahood.

from VOA https://ift.tt/2CVd46S
via IFTTT

No comments:

Post a Comment