Friday, November 1, 2019

Barn. Faaqidaadda Todobaadka: Fatahaadda Beledweyne

Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka. Barnaamijkan waxa uu ku saabsan yahay fatahaadda wabiga Shabeelle ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.

from VOA https://ift.tt/2PDeiIw
via IFTTT

Xilal lagula kala wareegay Bari, Puntland

Munaasibad xilal lagula kala wareegayay oo xalay ka dhacday magaalada Boosaaso ayaa la isku weydaarsaday hadallo kul-kul oo ay jeediyeen isimmada, nabadoonnada iyo xubnaha xilka la kala wareegayay.

from VOA https://ift.tt/2BYVcEF
via IFTTT

Warbixin ku saabsan howsha mansab ka xayuubinta Trump



from VOA https://ift.tt/36n6sZj
via IFTTT

Warbixin maamulka Bari ee Puntland



from VOA https://ift.tt/34rimjf
via IFTTT

Dhageyso Barnaamijka Faaqidaadda



from VOA https://ift.tt/36rtz4P
via IFTTT

Nigeria: Dad laga soo bad baadiyay kaniisad ay ku xirnaayeen

Booliska dalka Nigeria ayaa sheegay iney soo badbaadiyeen 15 qof uu ku xirnaa kaniisad ku taalla magaalada Lagos. Howlgalkan ayaa qeyb ka ah olole qaran oo lagula dagaalamayo tacaddiga lagu eedeeyay xarumaha diimaha qaar dalkaasi.

from VOA https://ift.tt/2PDbP0o
via IFTTT

Idaacadda Duhurnimo

Idaacadda Duhurnimo waxaad qeybta hore ku maqli kartaa wararka ugu waaweyn ee Soomaaliya iyo Caalamka. Qeybta danbe ee idaacaddu waxay idiin soo gudbinaysaa barnaamijyo ku saabsan dhalinyarada maanta.

from VOA https://ift.tt/2NuZhpl
via IFTTT