Allah ha u naxariistee Axmed-Kayse Xaaji Ducaale oo ka mid ahaa xubnihii soo saxiixay gobonimadii gobolada waqooyi sanadkii 1960-kii ayaa maanta ku geeriyooday dalka Mareykanka. Axmed-Kayse oo sidoo kale ka mid ahaa baarlamaankii u horeeyey ee British Somaliland Protectorate ayaa markii midowgu dhacay sidoo kale ka mid noqday golaha wasiirada ee u horeeyey ee dawladii Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Allah ha u naxariistee Adan Cabdle Cismaan. Cabdixakiim Maxamuud Shirwac ayaa warbixin ku saabsan taariikhdiisa inoo haya.
from VOA https://ift.tt/2T8cTLB
via IFTTT
Wednesday, January 8, 2020
Axmed-Kayse Xaaji Ducaale oo geeriyooday
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment