Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta sheegay in Iran ay u muuqato "inay dabceyso" kadib markii weerar gantaallo ay ku qaadday saldhigyada ciidamada Mareykanka ee Iraq, halkaasi oo wax khasaare nafeed ah aysan ka dhalan.
from VOA https://ift.tt/39PE0AV
via IFTTT
No comments:
Post a Comment