Iran ayaa ku hanjabtay "aargudasho darran", waxaana ay sheegtay in Mareykanka uu qaadi doono mas'uuliyadda cawaaqibka ka dhasha dilka mid ka mid ahaa taliyayaasheedii sare, Jeneral Qasem Soleimani. from VOA https://ift.tt/36n8Vm5 via IFTTT
No comments:
Post a Comment