Friday, January 3, 2020

Mareykanka oo duqeyn ku dilay Jeneral sare oo Iranian ah

Dowladda Mareykanka ayaa fulisay weerar dhaawac xooggan gaarsiiyey Iran, ayada hoggaamiyihii ciidamada xulka ah ee Qudus ee dalkaas ku dushay duqeyn ka dhacday dalka Iraq.

from VOA https://ift.tt/36lNPEK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment