Wednesday, January 1, 2020

Kheyre oo kulamo siyaasadeed ka wada Dhuusomareeb

Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo dhowaan gaaray magaalada Dhuusomareeb, si xal kama dambeys ah ay u gaaraan dowladda Soomaaliya iyo Ahlu-Sunna, ayaa la kulmay madaxda Ahlu-Sunna.

from VOA https://ift.tt/2MMRfZh
via IFTTT

No comments:

Post a Comment