Wednesday, January 1, 2020

Kulan ku saabsan garsoorka oo lagu qabtay Hargeysa

Shir lagaga doodayay sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta xeerarka kala duwan ee lagaga shaqeeyo arimaha cadalaaddda Somaliland sida qareenada, xafiisyada shareecada, xeerarka dhaqanka  iyo xafiisyada garsoorka ee dowlada, ayaa lagu qabtay Hargeysa.

from VOA https://ift.tt/2QifIIp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment