Hal askari ayaa ku dhintay, afar kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray qarax lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamada dowladda oo marayey agagaarka degmada Awdheegle ee goblka Shabeellaha Hoose. from VOA https://ift.tt/2wvRdjt via IFTTT
No comments:
Post a Comment