Guddiga nabad gelyada maamulka gobolka Bari ee Puntland ayaa soo saaray awaamiir looga hortegayo cudurka Coronavirus. Awaamiirta guddiga uu soo rogay ayaa waxaa ka mid ah in bandow lagu soo rogay xiliga habeenimada ah goobaha ay bulshadu isugu tagaan. Weriyahayaga Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan waxay ka waraysatay duqa magaaladda Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan.
from VOA https://ift.tt/3az2Hl8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment