Thursday, March 26, 2020

Qofkii ugu horreeyey oo Coronavirus ugu dhintay Kenya

Dawladda Kenya ayaa xaqiijisay in qofkii ugu horeeeyey uu dalkaas ugu dhintay cudurka COVID-19, kaasi oo muwaadin dhowaan kasoo laabtay Koonfur Afrika oo da'diisuna tahay 66-sano jir.

from VOA https://ift.tt/33UXguw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment