Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa ansixiyey sharciga xirmo dhaqaale ah oo ka kooban laba tirilyan oo dollar oo dhaqaalaha Mareykanka looga samata-bixinayo saameynta xooggan ee uu ku yeeshay cudurka Coronavirus.
from VOA https://ift.tt/2UxrAXK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment