Ugu yaraan 14 qof oo dhinacyadii dagaalamay ah ayaa geeriyootay ilaa sadex kalena way dhaawacmeen kadib dagaal beeleed shalay ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo. from VOA https://ift.tt/2JEBsdn via IFTTT
No comments:
Post a Comment