Saturday, March 28, 2020

Dagaal ka Dhacay Degmada Buurhakaba

Afar askari oo ka tirsan ciidamada maamulka Koonfur-Galbeed ayaa ku dhintay iska hor-imaad ka dhacay degmada Buurhaba ee gobolka Baay. Dagaalka ayaa u dhexeeyey ciidan ka wada tirsan maamulka Koonfur-Galbeed.

from VOA https://ift.tt/3as95KZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment