Sunday, March 29, 2020

Turmp oo ka laabtay qorshiisii karantiilka

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ka laabtay baaqiisii ahaa in la karantiilo gobollada uu sida aadka ah ugu sii fidayo coronavirus ee kala ah New York, New Jersey iyo Connecticut.

from VOA https://ift.tt/2JmIkf1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment