Thursday, March 26, 2020

Bandhigga VOA: Taariikhda tirakoobka dadweynaha Maraykanka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay taariikhda ''Tirakoobka Dadweynaha Maraykanka'', kaas oo si rasmi ah u billaabmaya 1-da bisha April, iyo sida ay uga faa'idaysan karaan Soomaalida tirada badan ee ku nool Maraykanka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan  

from VOA https://ift.tt/3btxeBa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment